Posts

Showing posts from 2018

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann Oo Doonaya In La Xaliyo Arinta Ku Saabsan Mustaqbalkiisa Ka Hor Koobka Aduunka.

Image
Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann ayaa doonaya in la xaliyo arrin walba oo ku saabsan mustaqbalkiisa ka hor koobka Aduunka ee bartamaha sanadkaan ka dhici doona Russia xilli aad loola xiriirinayo Barcelona. Xidigii hore Sociedad kaas oo hadda ku sugan dalka France si uu kulamada soo aadan ee saaxiibtinimada u matalo qarankiisa ayaa ka dhawaajiyay in wax walba la dhameyn doono ka hor koobka Aduunka isla markaana uu Russia aadi doono isagoo aan wax ka fakareynin. “Mustaqbalkeyga waxaa la go’aamin doonaa ka hor koobka Aduunka” ayuu yiri isagoo wareysi siinaya L’Equipe. “Waxaan doonayaa inaan aado Russia iyadoo ay maskaxdeyda waxba ka guuxeynin”

Raining

Image
Manta waa malin roob da'ayo kaaso dadka intooda badan ay guryahooda iska fadhiyaan iyagoo qaarkood iska hurdaan kuwa kalena ay iska soo jeedan. Dadku Malinta roob Da'ayo waxa Ay cunaan cunto badan. Iyagoo malintu roob da'ayo dadku gaajoodan qaarkalena Ay dhaxmoodan. Haddaba marka waxa dadyowga intooda badani isticmaalan Shaaha. Sobabta ay u isticmalan Ayaa Ah in ay dhaxanta iskaga kiciyaan.