Raining

Manta waa malin roob da'ayo kaaso dadka intooda badan ay guryahooda iska fadhiyaan iyagoo qaarkood iska hurdaan kuwa kalena ay iska soo jeedan. Dadku Malinta roob Da'ayo waxa Ay cunaan cunto badan.
Iyagoo malintu roob da'ayo dadku gaajoodan qaarkalena Ay dhaxmoodan.
Haddaba marka waxa dadyowga intooda badani isticmaalan Shaaha.
Sobabta ay u isticmalan Ayaa Ah in ay dhaxanta iskaga kiciyaan.

Comments

Popular posts from this blog

Weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann Oo Doonaya In La Xaliyo Arinta Ku Saabsan Mustaqbalkiisa Ka Hor Koobka Aduunka.